VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibasho - Lyrics

Inanyahow hibashada caashaqiyo Halista aawadaa qaboo Hurdada seexanwaayoo Aduunbaa sidii dhool Iihilaacee kuu hanwayniyaa Hubaal kuu Hanwayniyaa Miyaan hawaawiga xusuusku Habaa naftoo rajaan hiil uga Dhigaa uga dhigaa Wadno kuu hiloobaan Kusabaa hankiisee Inanyahay halacsiga dhaayihiyo Xasuusta caashaqa een hadhayn Hami igu badnaayoo Sidiibaan hadhkaygii Anoo kuu harad qaba Uhaasaawiyaa uhaasaawiyaa Humaag uhaasaawiyaa Miyaan hawaawiga Xusuus ku habaa naftoo Rajo hiil uga dhigaa Wadno kuu hanwaynbaan Kusabaa hankaagee
Queue is empty
-- / --