VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igu lamaanow - Lyrics

leebkii jacaylkoo qurux lagu lamaanshoo kalgacaylku laasimay laydhu ay sidabaan laylkii iyo habeenkii ladaneey igu maranoo ka libaysan waayee wuu igu lingaxayee ladhka iga dawee laabtu aday ku raacdee qalbi kuu lilaahiya kaa labanaynbaa kuu laba diblaysane adna laabta igu hay labadii is jecel baan kala laasanaynee lurku adi uun maahee anba way lunsadayoo siduu ii laciifshayna ladanoow hurdada iyo iga laasay jiifkii ladaadyada daraadaa wadnahay i luxmanayee loofkiyo cishqiga hoo kalgacayl i laasimay ku ligligan wadnahabaa igu kaa ladhaayee adna igu lamaanoow
Queue is empty
-- / --