Indho caasahaqoo
Kuu ooyayaan
Ka tiraa ilmada
Ka tiraa ilmada
Ka tiraa ilmada
Ka tiraa ilmada

Amaantaada badan
Af jeclaystaybaan
Aamusiinayaa
Aamusiinayaa

Wiilyoow waan wadaa
Ololaha kalgacal
Uurkiyo qalbigu
Uma kala hadhaan
Uma kala hadhaan

Naf ku aamintoo
Ubax kuu lushaan
Intaa kugu sabaa
Intaa kugu sabaa
Intaa kugu sabaa
Intaa kugu sabaa

Naf ku aamintoo
Ubax kuu lushaan
Intaa kugu sabaa
Intaa kugu sabaa
Intaa kugu sabaa
Adi kugu sabaa

Armigaaga doonay
Habaaray baan
Ahay kugu sibkaa
Adi kugu sibkaa

Wiilyoow waan wadaa
Ololaha kalgacal
Uurkiyo qalbigu
Uma kala hadhaan
Uma kala hadhaan

Exit mobile version