VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka anaa uheesa - Lyrics

anaa caashaqa u heesa amaano had iyo jeerba ka jara nacabkii u heelan jabkiyo hagardaamadiisa intuu waa hore heliyo intuu imikaba hayo dareen la halmaalaya hadeer hada iyo hadhaw ha hiiga laabtiyo wadnaha isagaan hoy uga dhigoo jacaylku hugayga iyo hadh weeyan igu lamaan jacayl waa himiladayda halbeegiyo hiigsigayga horseedka u hilaaca naftayda hagee hogaansha inta ka warhayn xogtiisa murtida hal abuurka iyo sugaan ka dhaha qabtira
Queue is empty
-- / --