VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylku ayaamo maaha - Lyrics

qofkii arkaybaa ogsoonee is yeel yeel jacacaylkuba ilaaq iyo sheeka maaha dan iyo af gobaadsi maha odhaah iyo erayo maaha afkuun laga sheegta maaha arwaaxdiyo unugyadeeda daren ku abuuran weeye awood ku hogaamisiyo iftiin weeyaan ku haga adoo ikhtiyaarle buu adoon camal kaa dhiga jacaylku ayaamo maaha iidaan iyo ulasho maaha arkaa iyo iidhe maaha ujeediyo aragti gaaban umuuro ku saabsan maaha aroos iyo aqal gal maaha
Queue is empty
-- / --