VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jal diid - Lyrics

Jaldiid iyo jamasho waa Jiilaalada kulka wayn Jibaadiyo lab kataah Jidhkiyo uurkaba ku wayn Xanuun loo jiifsado Jirida muxibada kawayn Ma wax wali jabiyoo Qalbiga jirtaa muxibada kawayn Miyuu kalgacalow jiraa Adaan oygaa ujeelanahay Ha jeesane iijawaab Jamaalow joogso oo Ha jeesane iijawaab Adoo jiif kuladay Jab eedaad kawayn Jildiid iyo juuq la,aan Jab iyo jeesaas kawayn Jaldiga mooyee hankoo Xagaa jira ruux kawayn Indhaha kii jiitayow Kajada kadeed kawayn Miyuu qof arkay jiraa Adaan oygaa ujeelanahay Ha jeesane iijawaab Adaan oygaa jeelnahee Ha jeesane ii jawaab Jamaalow joogsa oo Ha jeesane ii jawaab
Queue is empty
-- / --