VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kugu dhigay bogayga - Lyrics

ilaa barigii dhexdeena xidhiidh dhaxalgalaa ka bilaabmay dharaarba dharaarba xiskayga dareen baa igu dhibaaaya waar dharaarba dharaarba xiskayga dareen baa igu dhibaaya ladhuubtay doonistaada sidii ubax dharab ku raagay intaanu dhadhin iga badbaadi jaceylkan ihelay dhibtiisaa anoo walleh walleh ku dhaartay inan ku dhistoo ku dhowrto naftaada dhaliil udiidoo meelbaan kugu dhiagy bogayga hortaa jire aanu dheehan naf baad tahay dhaayaheeda dharaar qudha maarmi wayday intaad nooshahay dhigaaga aduunkA KU DHAafsan wayday hadaad idhagaysanyso naftayda adaa ku dheeree jahayga mar soo yar dheeho dhambaal qoran baa ku yaal anoo walleh walleh kugu dhaartay inaan ku dhistooo ku dhowrto naftaada dhaliill udiidoo meelbaan kugu dhigay bogayga hortaa jire aanu dheehan
Queue is empty
-- / --