VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lahasho - Lyrics

Miyaan Ladaneey ladaa Leelaa Hurda oo gam'aa Miyaan Aniguba laqaa Anfaciga laazima Adaa wax walbiyo galgacal Ufaray laabta wadnuhu Ishaa kaa libiqsaneen Miyaan kaligee ladaa Eedaa luda oo gam'aa Miyaan anniguba laqaa anfaciga laazimaa Isaar loolida jacayl Siduu adbu kuu luroo Anniga ii leeliyaa Lugaha lagu joogsadiyo Lixaadkay-gaad tahee Ha lumin oo ha'iga lumin Xiska iyo garashada ? ? Bagga iyo beerkaad tahee Ha lumin oo ha'iga lumin Miyaan gabar kugu labayn Nafteyda leedaheey Miyaan   labo kula simaa Adaa labka  (Ragga) kaa xushee Hadaa caashaqu ludiyo Lafta iyo dhuuxay galin Miyaan kaa lulan lahaa Miyaan gabar kugu labayn Nafteyda leedaheey Miyaan   labo kula simaa Adaa labka kaa xushee Hadaa caashaqu ludiyo Lafta iyo dhuuxay galin Miyaan kaa lulan lahaa Siduu kuu laalay buu Runtii ii liiciyoo Rarkiisa kula qabaa Biyaha lagu luuntirtiyo Qasiinkayga baa tahee Halumin oo ha'iga lumin Libin iyo  libaan ifiyo Lamaane dhaafay baa nahee Ha lumin oo ha'iga lumin Isaar loolida jacayl Ha lumin oo ha'iga lumin Qoraalka waxaa ku jiro eryo aan saxneen Hadii aad saxi karto waad inaga cawin kartaa.
Queue is empty
-- / --