VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lubi - Lyrics

Lubi oogsadaa erayada cishqiga Dib u soo unkoo kuma ilaawayee Ilaawayee kaan ishaartayoow 2x Naf ubataysoo buugaan kalgacal Ku abuuranyaad arageeda too Aaminaad kashani aaminaad kashani Adigay ku bidoo eegmadaada sadi Abid igu lamaanoow 2x Ilays nuurayiyo aragtida kabaad Ani ii tahoo kuma ilaawayee Ilaawayee kaan ishaartayoow 2x Saqdhaxiyo alayl la,aantaa adiga Anfac uma hulade istareex ma noqde Aaminaad kashani aaminaad kashani Adigay ku bidoo eegmadaada sadi Abid igu lamaanoow 2x
Queue is empty
-- / --