VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lubigayga - Lyrics

Hadaan lubigayga Jacayl ku likaysan Laabtayda nuglaatay Lurtaadu hadhaynin Ase labxadayda Dareenku lulaynin Lahiima bogayga Labeen kasamaysan Miyaan laqantooyo Laliido lahaa Hadaan lahankaagu Lagayga rikaysan Libkaaga hasiinin Ladhkiisu kacaynin Ama labacayga Haraadku labaynin Ladaadyo baxadayda Laxiif ka samaysan Miyaan laqantooyo Laliido lahaa
Queue is empty
-- / --