VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Ma dhisnaa aroos Lyrics

caashaqu dhigaal
ma dhigtaa khadraay
dhoobow cishqigu
waa xaqiiq dhabaa
malakala dhaxlaa
ma iskaga dhacaa
aadmiga dhamaaan
waa laysku dhalay
la aantii dadku ma dhaqmee
waayahee dhawaan
ma codbaa dhagaha
kaaga soo dhacoo
dheeh laGU gartiyo
ma wax dhumuc lehbaa
waa wax dhiiga xulaa
ku dhex nool qofkoo
wa dareen ku dhaca
dhaayaha qalbiga
guuxna wataaaa

ma wax dhagar loo
jaceyl loo dhintaa
haa sowkan dhaafshay
nool iiimay kaaa dhigay
way dhantahee hadaba
ma dhagax dhignaa
isagoon dhaweyn
ma dhisnaa aroos
ma dhame kalgacal
dhadhanbaa jiray
haku dhaco midkeen
ha lays dhaawac tiroo


Lyrics by: anwar
loading..
-- / --