VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma huraan - Lyrics

Meerisyada wadnahee dhiiga maalayaa Magacaan ku qoray maankiyo xiskee Midigtaan amaan miciin uga dhigaa Mulaax diiraneey madag laga qoraay Mudo qalibigaad meel aad dagtoo Mugdi laga jiroo macsuun iigu ahaw Hawdkoo madheedh midhihii laga guraa MAWLAHA ILAAH farxad kugu manee Maskax kugu lamaan u mataantahee Caashaqeenan mudhay midhihiisa guro Ma huraan goboo masna lagu korshaay Caashaqaan mariin uga dhigay muriyad
Queue is empty
-- / --