VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta noolaha - Lyrics

nasabkii haweenkee nafta xiiso galisaay adaan kal nuuraay niyadayda kugu qoray nasabkii haweenkee nafta xiiso galisaay adaan kal nuuraay niyadayda kugu qoray naqa ii darooriyo naxariista caashaqa nacfi barashadaada nolol ii horseedee nacfi barashadaadaa nolol ii horseedee naqa ii darooriyo naxariista caashaqa nacfi barashadaada nolol ii horseedee nacfi barashadaadaa nolol ii horseedee noolaha dhamaantii nin rageed i deeqoow nafta taan u huree nasiib igu labeeyaay nasiib igu labeeyaay noolaha dhamaantii nin rageed i deeqoow nafta taan u huree nasiib igu labeeyaay nasiib igu labeeyaay qalbigayga nugulbaa farxad iyo nasteexiyo nimcad kugu dareemoo wan ku naawilaayaa qalbigayga nugulbaa farxad iyo nasteexiyo nimcad kugu dareemoo wan ku naawilaayaa sidaad iigu nabantahaan ana kuugu nugulay xasuustaada niyadu marna kama nagaatee xasuustaada niyadu marna kama nagaatee sidaad iigu nabantahaan ana kuugu nugulay xasuustaada niyadu marna kama nagaatee xasuustaada niyadu marna kama nagaatee
Queue is empty
-- / --