VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qisadii layla - Lyrics

Dareen dareen la isku qosla iyo Qiirada qiirada dhaayaha Dhaayaha wajigaa aadmigu Aadmigu isku qaabiloo Dareen dareen la isku qosla iyo Qiirada qiirada dhaayaha Dhaayaha wajigaa aadmigu Aadmigu isku qaabiloo Qisadii layla iyo qeys Qabriga cilmi kii ku riday Abuu ana ku soo qarwoodee Qisiyo taariikh Qisiyo taariikh qoree Qisadii layla iyo qeys Qabriga cilmi kii ku riday Abuu ana ku soo qarwoodee Qisiyo taariikh Qisiyo taariikh qoree Indhaha qalbigee qarsoon Ilmada caashaqu ka qubo Indhaha qalbigee qarsoon Ilmada caashaqu ka qubo Qiyaas yaa qiyaas yaa Yaa ku heli karaa Indhaha qalbigee qarsoon Ilmada caashaqu ka qubo Qiyaas yaa qiyaas yaa Yaa ku heli karaa Indhaha qalbigee qarsoon Ilmada caashaqu ka qubo Indhaha qalbigee qarsoon Ilmada caashaqu ka qubo Qiyaas yaa qiyaas yaa Yaa ku heli karaa Indhaha qalbigee qarsoon Ilmada caashaqu ka qubo Qiyaas yaa qiyaas yaa Yaa ku heli karaa Dareen dareen kasha qaada iyo Qalbiga qalbiga erayada Erayada ku dhacaadaa Adaa isku qoray nabdigaa Dareen dareen kasha qaada iyo Qalbiga qalbiga erayada Erayada ku dhacaadaa Adaa isku qoray nabdigaa Nafibaa naf u qeyshatoo Niyadu kama quusatee Qudhayda ku raacdayoo Qandhiyo taah taah anaa qabee Nafibaa naf u qeyshatoo Niyadu kama quusatee Qudhayda ku raacdayoo Qandhiyo taah taah anaa qabee Indhaha qalbigee qarsoon Ilmada caashaqu ka qubo Indhaha qalbigee qarsoon Ilmada caashaqu ka qubo Qiyaas yaa qiyaas yaa Yaa ku heli karaa Indhaha qalbigee qarsoon Ilmada caashaqu ka qubo Qiyaas yaa qiyaas yaa Yaa ku heli karaa Indhaha qalbigee qarsoon Ilmada caashaqu ka qubo Indhaha qalbigee qarsoon Ilmada caashaqu ka qubo Qiyaas yaa qiyaas yaa Yaa ku heli karaa Indhaha qalbigee qarsoon Ilmada caashaqu ka qubo Qiyaas yaa qiyaas yaa Yaa ku heli karaa
Queue is empty
-- / --