qiso timid marbad
igu qoomamoon
qadar dhacay marbaad
qancisaa niyada
ma adoon wax qabinbaad
laguu qoonsadaa
arimahan qafine
qalbigani ixidhxidhay
hadii aan qiroo
qor waxa i helay
mana qarin kare
qisadii waramoo
wacad kugu qaldani
qosol iyo walibaa
waa la qaataybaa
qaali odhan lahaa

yarkaa qaabilee
rag ka qaataybaa
wacadkii quboo
jacaylkii qawaday
qalbi jabi markiiuu
dib u qoonsadoo
arimahan qafilan
qalbigani xidhxidhan

Exit mobile version