VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rafaadka Aduunka - Lyrics

markuu rartay dookhu ruuxdaydiyo maanka wiiloow rabitaanka naftaa kugu reentay markaan isku raacnay ra,yiga kalgacaulka runbuu qalbigaygu xurmada u riyaaqay raaskaynu jacaylka rugtiisa ku taagnay waxaan raxmaysta ogoow kaga raystay rafaadka aduunka markuu i ragaadshay xubiga rarankiisa adaan kaga roorin qudhii ku rajaysay markaan isku roooni rafiiq ku ahaanay rasmuu wadnahayga u ruubay jacaylku raaskaynu jacaylka rugtiisa ku taagnay waxaan raxmaysta ogoow kaga raystay rafaadka aduunka
Queue is empty
-- / --