VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rafiiq - Lyrics

kaligeen ha moodine inta koonka joogtee kalgacayl wadaagtee kala raray waqtiguye kala dheer sideena kulankoodu adagyay amin aan is idhi karin kaar wada qabaa badan kasha xiistay samirbaan ku kabaa dareenkoo kaydsaan idhaahdaa kaalin qaaday maantee kaskiyo maanka wada jira kala qaba kalsoonida ma karaan waxyeelada kuu huray naftaydoo adaan kali ku jeclee kalkani waa kolkeenii kaahiyo iftiinba inoo baxay kal deeqaay
Queue is empty
-- / --