wiiloowe galgacalka
adaa wadnahayga
xusuustan kuwaabay

wabaayda jaclaka
maxaan walalowga
dartaa walbaharka
walac aan la toosay

adaa wacadkeenii
xagaaga ka wiiqay
sideebaan wanaaga
naftii ku warxayso
dulqaad uugu waaniyaa

dhamaan waaxyahayga
dareenka kuy waynbaa
wideeyay jidhkayga

jacal waayihiisa
wareerkiyo ciilka
dartaa wiiradiisa
maxaan nafta waanshay

Exit mobile version