Heesta Xishood - Lyrics
Mursal muuse :
Jacayl iyi xarakdii
Anoo xidid dheer ku xeray
Amaan iyo xoolo badan
Anoo kaligay xarada
Anoo xamash iyo garboodka
Hortayda ka buuxsadoo
Intooda macaan ka xula
Yartii xiisaha ka galacal
Naftayda ku xeertayee
Hanaaniyo korin haboon
Inaa thaay gabar xishooda
Anaa ku xaqiijiyee
Hadmaan ku xalaashadaa
Khadra silimo:
Xagaa iyo deyr dhaxdood
Habeen xidigaha samaddu
Xayaable an jiran
Anoo helaysanaaya
Markaan xaaxiga baduna
Dabaylahja xaadhiyaan
Xagayga usoo ruxaan
Yarkii xiisaha kalgacal
Naftayda ku xeedhayoo
Hanaaniyo korin haboon
Waxa tahay inan xishooda
Inaan is xalaalshana
Xabiibi anba waa rabaa
Wada jir:
Yartii xiisaha ka galacal
Yarkii xiisaha kalgacal
Naftayda ku xeertayee
Hanaaniyo korin haboon
Inaa thaay gabar xishooda
Waxa tahay inan xishooda
Anaa ku xaqiijiyee
Hadmaan ku xalaashadaa
Inaan is xalaalshana
Xabiibi anba waa rabaa