VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shamso - Lyrics

ruux jiran dartaa jacayl kuu hayoo kuu jeelanbaa jaamsayahee naftaad jiidatoo jaarkii i fahmee ku jantaye macaan jirinka iga daa ha ii jabinin cadaw ha is odhan jikaar ha igu jeesinoo jaaw ha igu odhan ruux jiifsan awgaa jido diidayoo ku jaadaaliyaa jawdeerayee waan ku jeclahoo jarbadkaagan ehee kuu jiidh go ee
Queue is empty
-- / --