VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ahaw nolasha - Lyrics

Sidii dayax nuura Sidii nal iftiima Neecawda sideeda Naftayda qabooja Adaa naxariista jacaylka Niyada ku abuuray dhexdeeda Adigaa nabdigayiyo maanka Nacaybka kadhawray Macaane Dareenka nuglaaday Adaa nafaqeeya Ninkii ku helaaye Nasiimo ku waarye Ahaw noloshayda Dareenka nuglaaday Adaa nafaqeeya Naftii ku heshaaye Nasiimo ku waartee Ahaw noloshayda Sidii nasri eebe Naruuro ideewqdaay Nabaadka sidiisa Jacayl dhuuna naaxshaay Nasiibka isiiyay naftaada Ayaan kajiraaye naxuuska Xiisaha ku nuglaaday quluubta Nusqaan ka ilaali wax yeesha
Queue is empty
-- / --