VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Been been kabaxay - Lyrics

Wiilyoo/huunoo boqolaal horaaa Bilado ii sheegtayoo Intay is boqreen hadana Ku lumay bil iyo labo Hadaaa Beri nuglaa Maantaba waan kaa bogsaday Barta kugu hayn jiray Beerkana kaa tiray Baabkana waan xiray Ka baxay hooshii kabaxay Ka baxay balan fur ka baxay Nin iyo been been kabaxay Ku bartay kaa iil baxay Barashada walaalnimo naga badan Hadaaad bari hore ragoo Runtii aad baal marteen Waagiii waa kaa baryoo Maantaba lagaa badi Naftuu buuq ka carartoo Buur dheer kaa fuushayo Badaw sheekadiisiyo Baabkiisa waan xiray Maantaba waan baal maray Ka baxay hooshii kabaxay Ka baxay balan fur ka baxay Nin iyo been been kabaxay Ku bartay kaa iil baxay Barashada walaalnimo naga badan
Queue is empty
-- / --