logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Been been kabaxay mp3 ahaan

Sawirka kiin jamac yare

kiin jamac yare

Fikradaada ka dhiibo heestan

Been been kabaxay lyrics

Wiilyoo/huunoo
boqolaal horaaa
Bilado ii sheegtayoo
Intay is boqreen hadana
Ku lumay bil iyo labo
Lyrics by Masuul.com

Hadaaa Beri nuglaa
Maantaba waan kaa bogsaday
Barta kugu hayn jiray
Beerkana kaa tiray
Baabkana waan xiray

Ka baxay hooshii kabaxay
Ka baxay balan fur ka baxay
Nin iyo been been kabaxay
Ku bartay kaa iil baxay
Barashada walaalnimo naga badan

Hadaaad bari hore ragoo
Runtii aad baal marteen
Waagiii waa kaa baryoo
Maantaba lagaa badi

Naftuu buuq ka carartoo
Buur dheer kaa fuushayo
Badaw sheekadiisiyo
Baabkiisa waan xiray
Maantaba waan baal maray

Ka baxay hooshii kabaxay
Ka baxay balan fur ka baxay
Nin iyo been been kabaxay
Ku bartay kaa iil baxay
Barashada walaalnimo naga badan

Wax hays ah kuma jiraan
-- / --