Wiilyoo/huunoo
boqolaal horaaa
Bilado ii sheegtayoo
Intay is boqreen hadana
Ku lumay bil iyo labo

Hadaaa Beri nuglaa
Maantaba waan kaa bogsaday
Barta kugu hayn jiray
Beerkana kaa tiray
Baabkana waan xiray

Ka baxay hooshii kabaxay
Ka baxay balan fur ka baxay
Nin iyo been been kabaxay
Ku bartay kaa iil baxay
Barashada walaalnimo naga badan

Hadaaad bari hore ragoo
Runtii aad baal marteen
Waagiii waa kaa baryoo
Maantaba lagaa badi

Naftuu buuq ka carartoo
Buur dheer kaa fuushayo
Badaw sheekadiisiyo
Baabkiisa waan xiray
Maantaba waan baal maray

Ka baxay hooshii kabaxay
Ka baxay balan fur ka baxay
Nin iyo been been kabaxay
Ku bartay kaa iil baxay
Barashada walaalnimo naga badan

Exit mobile version