Heesta Bye bye - Lyrics
Markaan kuu baahnaa
Besteey jaceel ahaa
Iimaad beer naxaynoo
Boogta igamaad dhayin
X2
Ciyartu waa barbar dhac
Bartii hore ma joogto
X2
Beer nugeylka wan nacay
Boor kaan iska jafoo
Bahdil wan ka waynahay
Baby waan ka waynahay
X2
Ha ii barooran ha ibaryin
X2
Baabuurka raac baby
Ha ii baroorane baburka
Raac baby
Ha iibaqanine heedheh
Heedheh baaburka raac
Bye bye
X2
Buuqaagaan ku daaloo
Been beenta sheekada
Hadaan is badalayaa
Ma buuqaan dhamaan
Baa X2
Ciyartu waa barbar dhac
Bartii hore ma joogto
X2
Beer nugeylka wan nacay
Boor kaan iska jafoo
Bahdil wan ka waynahay
Baby waan ka waynahay
X2
Ha ii barooran ha ibaryin
X2
Baabuurka raac baby
Ha ii baroorane baburka
Raac baby
Ha ii baqanine heedheh
Heedheh baaburka raac
Bye bye X2