VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Car iso gadh - Lyrics

bal kadhex kaalay garoonkoo goobta iskeen adigoon gabanan goolka istaag waxaad gayso sheeg dadka gaadhsii gabalkaagu dhacyee geesi isataag gadaashayda soco oo guuxa yaree guushayda gaadhka ahoow ima goysid adigee car isoo gaadh raadkayga guroo car isoo gaadh soo ruclee orodkoo car isoo gaadh aan guusha watee car isoo gaadh geeraarka yareeyo goloha banee gami maysid hadee gogosha qaboo adigoon gubanan game ka adkee adigaa isagbee geediga raac aamku siigalbiyee gaadhiga fuul mana goyside libin gaabiska ahoow ima goysid adigee car isoo gaadh raadkayga guroo car isoo gaadh soo ruclee orodkoo car isoo gaadh aan guusha watee car isoo gaadh
Queue is empty
-- / --