VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta cunaabi cover - Lyrics

hadduu caawa igu yiri badda cagaha geliyoo timaha caarada usoo soo xiro cunnaabiga saddex qayd caddiin loo weli caarad jebiniyoo calmashayoo laasimo siddig ceeriigaabiya hadduu cududa ii suray ila caari anigiiye calaf waaa haaaaaaahhahahaa waa halkiisee caashaqan iskeen baray ha igu carinin aniguye ku cugtayeeee ma nabadbaa cayaan nacasa moyee gaaridu ma caasido curadkii hagaagee ciidda u shaqeeyee dalka caabiyaayee sida cayn kalaad tahay caashaqa daweeyee hadduu yiri cuntada daa ha cabbini biyaha diid cudur weeye halisee calaf waa halkiisee caashaqaan iskeen baray ha igu carinin anigee ku cugtayee ma nabadbaa...
Queue is empty
-- / --