hadduu caawa igu yiri
badda cagaha geliyoo
timaha caarada usoo
soo xiro cunnaabiga

saddex qayd caddiin loo
weli caarad jebiniyoo
calmashayoo laasimo

siddig ceeriigaabiya
hadduu cududa ii suray
ila caari anigiiye

calaf waaa haaaaaaahhahahaa
waa halkiisee
caashaqan iskeen baray
ha igu carinin aniguye
ku cugtayeeee ma nabadbaa

cayaan nacasa moyee
gaaridu ma caasido
curadkii hagaagee
ciidda u shaqeeyee

dalka caabiyaayee
sida cayn kalaad tahay
caashaqa daweeyee

hadduu yiri cuntada daa
ha cabbini biyaha diid
cudur weeye halisee

calaf waa halkiisee
caashaqaan iskeen baray
ha igu carinin anigee
ku cugtayee ma nabadbaa…

Exit mobile version