VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookha ila wadaag masuul - Lyrics

daymadaan arkaa indho daraandaree dareenkiyo qalbigu kugu doon cidlada adigaa daradaa dibad wareego darafyadaa magaalada kaa dayaa indho daawashada kama daalayaan ii dirnaxoo dookha ila wadaag dadku miyuu arkaa waxa uurka dada dakhar aan la dayin ma dawoobaya daris nafuu jacayl ha noqdoho u dagaye raga kaa xushoo dadka kuugu jeclahay
Queue is empty
-- / --