VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Een een - Lyrics

ragaba idilki kaan ka eegtee aragtidiisa horoon qabay sow ayaantii aynu kulanee eebe igu simay xishood awgii hamba maan noqon een een mooyee sow odhaahdii afku muu gabin sow u jeedkii ma illoobin aragiisii ashqaraaray amakaagay waan asqoobay aheey caashaqa kashkaa oodiyo uurkaa nugulbu ka adkaaday kii afduubee cilmi iilka dhigay i haleelyoo ana awgii waan il daranahay eentaydiyo ula jeedada aayar fahanoo een dhaafee asal dhaladoow ma is aroosna
Queue is empty
-- / --