VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacalo - Lyrics

gobeey gaaribaad tahay geesiyaal ay bar baarsheen guudkana ay ku koriyeen guyo badan ay so gardaad sheen ogoow gayaankaygiibaad tehee gabigood hablaha guud geeswalboon dayo adaa geen yadoodee goormaan ku helayaa gacalo guri ayn dagaynaa gablo aan wada ciyaarnaa wiilyoow geesi baad tahay garashada iyo aqoontaba rabi galad uu u siiyoo midkaan goobayaad tahee ogoow gayaankaa ragoo nool mid la guursadaad tahay guri lala dagaad tahay gurbood loo korshaad tahee
Queue is empty
-- / --