VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Goormaad imaan - Lyrics

ku waadshoo waan ku raadshoo iigu raagtee hadmaad wiilyohow imaan riyadii xalaybaan rumaystoo gooraan raadkaagi helaybaan ayaan reer kale ku baydhoo horaan isasoo rogayoo gooraan u riyaaqay araga ayaa ruux albaabka soo tumay wadnaha caashaqbaad ku reebtoo runtii qalbigaa rogoo jacaylkii rafaad i mariyoo sidii roob igama qado allaylehe kani isoo riday ruuxii wax jeclaaday dhibaato ku reeb hadaan kuu rafaaday runtii kugu daalay raxliga ma rumaysoo riyadan i dulsaaran hadmaad iga rogi
Queue is empty
-- / --