VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gudoonka nolasha - Lyrics

ma yartaan gacloodaa dadyoow xamar goonyaheeda inta gabadh ku nool badan gaaridaan ka doortiyo ma yarkaan goobaayaa dadyow in geesi wiil nool midkaan garoowiyo gudihii jabuutiyo baladwayn ka doona ma miduu garaadkiyo uurku uu gaclooda ma midkaan guyaal badan la hawaystay guurba ma gudoonka noloshiyo garabkaygii midigbaa ma go aanka maankiyo nafta garashadeedaa
Queue is empty
-- / --