VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halkeen ka helaa - Lyrics

hobeey xalaybaan hab soo idhiyiyoo hawaawiray hurdo la ii diidyee wiilkaan la hayaa hortay imidoo hawada sare la ila duulyee waan isla hadlee hir caashaqbaan hogiis galayoo anaa ku haftoo ka hadhi waayee halkeen ka hela ka helaa ka helaa habeen iyo dharaar ma hadhsadee halkuu marayaaban haybinayee habaabay halkeen ka doonaaye hanfi kulaylbaan hayaamayo hawo maleye
Queue is empty
-- / --