VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoos kawada saxiixnee - Lyrics

hanadoow ayaamahan ma haysaa warkayga inan kaa helloo runtii kuu huray naftaydoo hanaqa iyo laabta hanti kaaga dhigay adi wad igaga horaysay anba wuu i hayaayoo adigaa habloo idil dartaa uga huleelo hogaan kuugu xidhanahay noqotay mirkaa tiree malada hurdaada ma seexdo habeenkii adaan kugu hadraayo aan kugu hamiyayaa anba ma ladoo hadii aan ku arkayn laabtayda kugu hayn jid kale hagaagne hawraarsa sheekada ka adkee halkaaga hasheeniyo kalgacal jiraa ka saxeexna hooste hoos ka wada saxeexne adiguna ha sii deyn ha oloogin nacabkeena hasheeskiyo kalgacal jira aan ka saxeexno hooste hoos ka wada saxeexne hubaashii ragoo idil halyeygaan ka doorto daganida habdhaqankiisa hiigaygu raaco hoodiyo hayaankayga mar hadaan ku helay adi hanaan iyo adaa quroo haybad iyo wanaag badan rabi kuu hibeeyo inta gabadh hagoogani dhaqankiyo hidaha xidhan horyaalkoodiiba tahay hiigaygu wuxuu yahay inaan hoy wadaagnoo hadalada macaaniyo ku hadlaa jacaylkeena haasaawe beeniyo ha iga filan waxyeeliyo inaan heero wacadkii adna ha i xumayn abid
Queue is empty
-- / --