VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idhaafa - Lyrics

Adduun dhalanteed miyaa Dharaaruhu orad miyaa Wadkuna cid ma dhaafayaa Ruuxaan dhibo waayihiisa Dhaguhu ciga weey maqlaane Dhaayuhu yaab weey arkaane Wixii dhacayaba aan tilmaamee Miyeey cagaha dhulka Iiba dhigeen Nabsiga kaa dhitaysataa Hadhoow dhaxal kuu noqdee Iminka samir iga dhammaayee Idhaafa reeriyo nololba aan dhistee Muluca dheel baa ciya Ogoow usha ugu dhuftaa Isaga dhimasheey kutahay Illaa markaa raad dhaqaajey Anoon dhaqan guur aqoon baa Dhibaataa igu waddeenoo Shax baad i dul dheelayseen Nabsiga kaa dhitaysataa Hadhoow dhaxal kuu noqdee Iminka samir iga dhammaayee Idhaafa reeriyo nololba aan dhistee...
Queue is empty
-- / --