Adaa dhigayga ahoo dhaxalba ii helayeey
Mudo Dheer ayaan ku dhawranaayee
Hablaha u dhaadheerbaad quruxba dheertahayoo
Ninkaad u dhaxdoodaad ragaba dhaafay

Gacanta ii dhiiboo igu labayso
Gacanta ii dhiiboo aan kugu labeeyee
Gacanta ii dhiiboo igu labayso
Gacanta ii dhiiboo aan kugu labeeyee

Dhunko dhunko macaan I dhunko
Dhabanka dhunko dhunko dhunko
Baby I dhunko kaalay I dhunko

Adaa dhigayga ahoo dhaxalba ii helayeey
Mudo Dheer ayaan ku dhawranaayee
Hablaha u dhaadheerbaad quruxba dheertahayoo
Ninkaad u dhaxdoodaad ragaba dhaafay

Gacanta ii dhiiboo igu labayso
Gacanta ii dhiiboo aan kugu labeeyee
Gacanta ii dhiiboo igu labayso
Gacanta ii dhiiboo aan kugu labeeyee

Dhunko dhunko macaan I dhunko
Dhabanka dhunko dhunko dhunko
Baby I dhunko kaalay I dhunko

Exit mobile version