VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jeel caashaq - Lyrics

Haddii wadnahayga La jeexo Oo Qayb laga jaro jirkayga Jabkii Soo Hara Xabiibi Jacayl Kaaguu Xusayaaye 2X Soo Jeedsiga Daymadaada Dhankayga Markaad Jaleecdo Wadnaha Jug jug Yiraahda Haddaad ila Joogin Bbe Dartaa Waan Jiranayaa Intaan Jeel Caashaqage Qalbiga Kula Jira Ukaalay Gabdhaha Adigaa Ujoog Dheer Ujoog Dheeroo Ujalaqsan Indhahana Soo Jiidanaaya Jacaylkana MaamulaYa Jalbeeb Hadalkaaga Toosan Kasha Jiririco Dareenta Wadnaha Jug jug Yiraahda Haddaad ila Joogin Bbe Dartaa Waan Jiranayaa Intaan Jeel Caashaqage Qalbiga Kula Jira Ukaalay Haddaad ila Joogin Bbe Dartaa Waan Jiranayaa Intaan Jeel Caashaqage Qalbiga Kula Jira Ukaalay Haddaad ila Joogin Bbe Dartaa Waan Jiranayaa Intaan Jeel Caashaqage Qalbiga Kula Jira Ukaalay
Queue is empty
-- / --