VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay kaalay - Lyrics

midaan doortay waa adi naftu doontay waa adi maanka deeqday waa adi u dayoobay waa adi laabta dooxan dartaa diyaarsan caashaqa dartaa ha ku daawan cidladoo ha ku doorsan mar kale aan is daadaheynee kaalay kaalay kaalay xamar kuugu dawaafshee kaalay kaalay kaalay jigjiga aan dakeynee kaalay kaalay kaalay kismaayaan dagaynaa kaalay kaalay kaalay hargeysaan dageeynaa kaaaly kaalay kaalay yarkaan doortay waa adi dunta ku xidhay waa adi dunida ka eegto waa adi marnaba deyneyn waa adi nafta daalan aawgaaa dabacsan caashaqa awgaa haku digan dhibteedoo ha uu noqon mid ii daran i daadaheeyoo kaalay kaalay kaalay mudug soo dawaafne kaalay kaalay kaalay bari soo dalxiisnee kaalay kaalay kaalay laaska maalma joogne kaalay kaalay kaalay aan is daadaheynee kaalay kaalay kaalay xamar kuugu dawaafshee kaalay kaalay kaalay jigjiga aan dakeynee kaalay kaalay kaalay kismaayaan dagaynaa kaalay kaalay kaalay hargeysaan dageeynaa kaaaly kaalay kaalay i daadaheeyoo kaalay kaalay kaalay mudug soo dawaafne kaalay kaalay kaalay bari soo dalxiisnee kaalay kaalay kaalay laaska maalma joogne kaalay kaalay kaalay
Queue is empty
-- / --