VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Koolkooli cashaqa - Lyrics

u kaca caashaqa u kaca u kaca wiilka u kaca kaftankiyo sheekada kalgacayll ku beermaa gabadh kunbay shawrisaa kowbay kala baxdaa jacaylkaagan la karoo intuu kkor ii qaadoo jidhkayguu ku dhex jabee kooxdaadabaan ahoo kabtankay adaa ahee kubada ii baas koolkooli caashaqa kunkun jacayl aan dheelnee i kacay dhiigaa i kacay u kaca wiilkaan u kacay kalgacaylkiisan u kacay kibirka jacayl ka daa kalmadaha macanbaa kashiyo laabta u roon kalsoonaan kaa rabaa
Queue is empty
-- / --