VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku ogaliyaa - Lyrics

asal dhaladay ugub quruxley aaayahaygaa indhahayga gaari edebloo akhlaaq badaneey ragba idilkii kaan asteystoo nin abaal gala nin abaal guda axdi iyo balan oofiya tahay tan arkay dumar ka ishaartay aaman mudaney cid laga waa meel la eegaba cid laga waa kii abuurey jaceylk kownkoow akhyi caashaq aayar beerow deeqsi umadiyo aadmi jacelow ifka noloshaba inta noolahay aadan weligay ku agjoogiye kuu ogoliye abid kuma naco ku ilaashaday waan ku aaminay ifka noloshaba inta noolahay aadan weligay ku agjoogiye ku oogoliye abid kuma naco ku ilaashaday waan ku aaminay
Queue is empty
-- / --