Dahab Daaro Iyo Luul
Inta Daayo Oo Naco
Abid Ruuxa Dowrsada
Manoqdaa Daradaa

Dadka Aan La Noolahay
Kama Hano Qof Daacada
Duurka Intaa Dago
Mahanta Dugaago
Madurgaa Daradaa

Damalyahow Aktaadana
Nolol Kama Danbeyse
Dunidaa Intaa La’Eg
Magubaa Daradaa

Exit mobile version