VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaanow - Lyrics

Heleela helloooy helleelahooy Macaanoow muunad quruxooow Muuqiisa midkii aan jeclaayoow Macaanoow malyuun karoonoow Muqiisa midkaan jeclaayoo Midkii naftu raacdayoo oo aan rabayoo Oo aan la maqsuuday baa tahay Maankiyo qalbigaa kutabayoo Mariinada jirkiyo wadnahabaa Halbawlaha baad ku mudan tahayee Miyaan kaa maarmi karaayaaye Muqdisho hargeysa marqaan iyo taleex Kismaayo haddaadnla maaggan tahay Inuu meherkeennu mar un ka dhaco Maxaan kugu diidayaa malaboow Maxaan kugu diidayaa macaan malaboow Macaan nasiib midkaan u helayoow Mataankii naftaydii baa tahayee Adaa ii muuqanaayee Miyaan mid kaleete rabayaaaye Muxiibo mug weeyn Midkaan u qabayoo Maahan dheeldheel ciyaare Dhuuxaygana waad ku milantahayee Miyaan kaa maarmi karaaye Muqdisho hargeysa marqaan iyo taleex Kismaayo haddaadnla maaggan tahay Inuu meherkeennu mar un ka dhaco Maxaan kugu diidayaa malaboow Maxaan kugu diidayaa macaan malaboow
Queue is empty
-- / --