logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaan ku sugaa kacaylka mp3 ahaan

Sawirka Kiin jamac yare

Kiin jamac yare

Fikradaada ka dhiibo heestan

Maxaan ku sugaa kacaylka lyrics

Kusiiyay naftayda saaka
Anoon ku segsaagin goorna
Ku sooray qudhayda taada
Anoon ku saluugin maalin
Lyrics by Masuul.com

Dhaaxaan u samree maqnaanta
Maxaan ku sugaa jacaylka

Hakasoomay raggii dartaada
Anoon ruux kula simeeynin
Sadriga ku lamaanshay kaada
Anoo sina kaaga guurin

Dhaaxaan u samree maqnaanta
Maxaan ku sugaa jacaylka

Saqda dhexe sheekadaadii
Ku gaaray illaa salaaddii
Sawtkiyo haasaawahaagii
Ku seexshay laabta dooxan

Dhaaxaan u samree maqnaanta
Maxaan ku sugaa jacaylkaa

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --