VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyaad dareentay - Lyrics

inan ku doorto ku daydayaayo da'daana ka doorbidayo dunina kuliga dabal ku modey miya dareentay afkoo daadbulanaya yaa iga diida inaa dudubtii duxii arkayga daa;in ka qaade inaad i deeqday daqiiqad ku wayin miya i dareentay miya dareentay qudhaa ku dortaa miya dareentay kashaa ku dabuubta miya dareentay dihashadaydaa miya darentay waa dartaa dalka maanta inan dartaa dadkaba ka baydhay durgaloobo owgaa dacifay siina daayo aan daboobay miyaa dareentay naftaa daweysa inaad dulqaadka la daal dhacaysa dubaaqa taaha dhugashadaada inaad dib eegtay miyaa dareentay miya dareentay qudhaa ku dortaa miya dareentay kashaa ku dabuubta miya dareentay dihashadaydaa miya darentay waa dartaa dalka maanta
Queue is empty
-- / --