VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta naftaydaa kuu jariban - Lyrics

Naftaydaa kuu jirraban… . Waxay haysaa jamashadaa….JAMASHO= xiisood, Adaan kuu jeelanahay.. Jeel = Jacayl iyo xiiso isku jira. Jacayl baad igu abuurtay Lyrics by Masuul.com Ma jiifsado cawadii Dharaartii ma joogi karo Dhinaca aad iga jirtaa Qalbigu ii jiidayaa hayeeshee dan bay horjoogta Jir baa iguhelay bannaan . JIR = Roob culus.. havey Rain jarbaan ka lushaa khatara talaa iga jah-wareersan Jid aan u baxaanan hayn jahadii baa iga hallowday haddaan kuu jeedininlaayoon ‘ jeedin lahaa oon’ jabka kuu sheegilaa Awood baan jirin xageygoo Afkii baa juuqda gabay AWOOD BAAN JIRIN XAGEEDOO AFKIIBAA JUUQDA GABAY Jirada miyad ila qabtaa…miyaad jeer qura is tiri jaleeco kalgacal ku eeg Adaa sida…sida johodadiiyoo jirida adigaa, adigaa dagee jawaab waafiya i siiyoo Jaahaaga sidaan u raboo ma ii jirisaa, macaane macaane ma ii jirisaa Aboowe macaane ma ii jirisaa Xabiibi macaane ma ii jirisaa
Queue is empty
-- / --