Naftaydaa kuu jirraban… .
Waxay haysaa jamashadaa….JAMASHO= xiisood,
Adaan kuu jeelanahay.. Jeel = Jacayl iyo xiiso isku jira.
Jacayl baad igu abuurtay
Lyrics by Masuul.com

Ma jiifsado cawadii
Dharaartii ma joogi karo
Dhinaca aad iga jirtaa
Qalbigu ii jiidayaa

hayeeshee dan bay horjoogta
Jir baa iguhelay bannaan . JIR = Roob culus.. havey Rain
jarbaan ka lushaa khatara
talaa iga jah-wareersan

Jid aan u baxaanan hayn
jahadii baa iga hallowday
haddaan kuu jeedininlaayoon ‘ jeedin lahaa oon’
jabka kuu sheegilaa
Awood baan jirin xageygoo
Afkii baa juuqda gabay

AWOOD BAAN JIRIN XAGEEDOO
AFKIIBAA JUUQDA GABAY

Jirada miyad ila qabtaa…miyaad
jeer qura is tiri jaleeco kalgacal ku eeg

Adaa sida…sida johodadiiyoo
jirida adigaa, adigaa dagee
jawaab waafiya i siiyoo
Jaahaaga sidaan u raboo

ma ii jirisaa,
macaane macaane ma ii jirisaa
Aboowe macaane ma ii jirisaa
Xabiibi macaane ma ii jirisaa

Exit mobile version