VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Oh my love - Lyrics

indhaha jecelow aragaaga dumar uun keliga ka eegte afkaa jeceloo magacaaga intaas uun ku amaana muu dhalan weli asaagaga aktaada midaan dhigayo mana arag weligay sidaada intaan bartay wiilasheena naf ku aamintayba ooh my love ubax kuu sida ooh my love oxygena u tahe ooh my love uurka ku jecele ooh my love qalbiga ku ogole ooh my love farxada tahayee ooh my love naf ku aamintayba ooh my love ubax kuu sida ooh my love oxygena u tahe ooh my love macaan kiniin u tahe ooh my love uurka ku jecele ooh my love qalbiga ku ogole ooh my love farxada tahayee ooh my love suldaan tahaye ooh my love intii iga maqneyd nolosheyda adi kaa helayoo ii dhameysee bogiyo laabtad ii furtaan amni iyo xasiloone ku dareeme aduunkoo dhanbaa ka dhowrta murugiyo dhibta iga maydhaa inta maqantahay xasuustaadu wadnahaygu intifaaca naf ku aamintayba ooh my love ubax kuu sida ooh my love oxygena u tahe ooh my love macaan kiniin u tahe ooh my love uurka ku jecele ooh my love qalbiga ku ogole ooh my love farxada tahayee ooh my love suldaan tahaye ooh my love
Queue is empty
-- / --