sida ayra geeloo ilmaheedii waydaa
olol reebaye ooyayeey wiilyohow aawada
sida ubaxa dyreed aragtida il doogsiga
aynigaba wax dheertehee
aramida jacaylkaba amba qaadka geediga
adaa ii hor seedee
ku ilaawi maayee inaan kala irdhawnaa
adna ha ogolaanin

Exit mobile version