VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta ooyayoo - Lyrics

sida ayro geeloo ilmaheedii waydaa olol reebayaaye ooyayee ooyayee wiilyahow daawada ooyayeey ooyayeyy huunayaal daawda anigu oyay adiga awgaa sida ubaxa dayreed aragtidaydii oogsadaa ooyayeey ooyayee huunow aawadaaa anigu ooyay adiga awgaa huunow aawadaa aramida jaceylkaa anba qaadka geediga adaa ii horseedee ooyayee ooyayee huunow aawadaa anigu ooyay adiga awgaaaaa huunow waan ilmeeyay ku ilaawi maayee inaan kala irdhownaa adna ha ogolaanine ooyayeey ooyayeey huunow aawadaa anigu ooyay adiga awgaaaa huunow waan ilmeyay
Queue is empty
-- / --